Golaha sare Waa hay,adda ugu Sarraysa jaamacadda Waxaana ku midaysan Aasaasayaasha /boodhka jaamacadda Go,aanka ugu danbeeya ee jaamacadda yaga ayaa gaadha Ciddii ay u id madaan hawlaha jaamacadda yaga ayaa mamagacaaba