Kulliyadda  Shareecada Waa Kulliyad LooAasaasay In lagu barto Culuumta Shareecada Waana kulliyaddaha ugu muhiim ee jaamacadda Rayaan Waxaana loo aasaasay in Culuumta Shareecada  iyo Caqiidada saxda ah ay kufaafiso dhammaanba gayyiga soomalida soona saarto Culimo bulshadana wax u tara.

Mudadda la dhigto .

Kulliyadda Waxaa la dhiganayaa 2 Sano oo u dhiganta 4 Sano oo waxbarasho ah waxaana la tayeeyey manhajka/ Culimada si wakhtiga loo gaabiyo maadaama jaamacadda Online tahay. 

Shuruudda Aqbalitaanka 

1- Shahaado dugsi sare oo la aqoonsanyahay 

2- Kashfu Darajaatka Shahaadada 

3. Sawir kur ah oo 4+6 Ah