Warbixin
Kulliyadda Luuqaddaha Waxaa Ka Furan Qaybta Luuqadda Carabida Waxaana dhawaan la hirgalinaya kuwa kale Kulliyadda Luuqadda Carabida Waa Kulliyad LooAasaasay In ay faafiso Soo noolayso Luuqadda Qur,aanka Soona Saarto Barayaal ku Takhasusay bulshadana gaadhsiiya kuwaasi oo ku kala nool gayyiga soomalida
Muddada la dhigto
Kulliyaddan waxaa la dhiganayaa 2 Sano oo u dhiganta 4 Sano Waxaana la tayeeyey Waxbarashada si wakhtiga loo gaabiyo maadaama jaamacadda Online tahay
Shuruudda Aqbalitaanka
1- waa in uu hayso shahaado Dibloomada Carabida ah ah ama wax u dhigma kana soo baxday meel Rasmi ah
2. Shahaadadda waa in ay wadato Kashfu Darajaat
3. sawir kur ah oo 4+6 ah