Waa hay,adda maamusha dhaqaalaha jaamacadda iyo horumarinta Waa hay,adda masuulka ka ah in  ay ardayda feega ka soo qaaddo Waxaana Agaasime ka ah Samiira abdikariin maxamed oo golaha sare u magacaabeen 2025/8/10  Warqadda lanbarkeedu yahay REF-GS-200 - 2025