Feega waxbarashada.
Jaamacadda Waxa ay Qiimo dhimis ballaadhan idiin ku samaysay Feega dhammaan kulliyaddaha Jaamacadda Waxaana Ardaygu Simisterkiiba ama 3 bilood bixinayaa 70$ Oo kaliya Waxaanu Ardaygu u kala bixin karaa Qayb qayb 3da bilood ee Simisterka uu dhiganayo
Fg- Qiimo dhimistani waxa Ay Gaar u Tahay Ardayda ku biirta Sanad dugsiyeedka 2025/2026