Jaamacadda Caalamiga ah Ee Rayaan oo ah jaamacaddii ugu Horraysay ee habka online-ka si tayo leh looga hirgaliyo dhammaanba gayyiga soomalida
Waxa ay idiin ku bishaaraynaysaa in ay idiin Furan yihiin ku biiritaanka Kulliyadaha Shareecada iyo Luuqadda Carabida Waxaana Qiimo dhimis la idiin ku Sameeyey Feega iyo is diwaangalinta Waxaana la xidhayaa 2026/1/20 Kusoo jaamacadda Waxbarasho Tayo leh Hab Casri ah maamul idiin hagarbaxaya