Warqadda Aqbalitaanka
Warqadda Aqbalitaanka
Marka uu ardaygu soo buuxiyo Shuruudda Aqbalitaanka waxaa loo gudbinaya Golaha sare ee jaamacadda Kuwaasi oo go,aan kasoo saara kadib marka ay hubiyaan in documents ardaygu Sax yihin Waxaa Hormuudka aqbalitaanka Jaamacaddu Soo Saartaa warqadda aqbalitaanka ardayga yaga oo ku dara nidaamka jaamacadda