Jaamacadda Rayaan Waa jaamacaddii ugu Horraysay ee habka online-ka si tayo leh looga hirgaliyo dhammaanba gayyiga soomalida waxaana asaasay qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo uu gudoominayay sh dr Rashiid Cige kadib markii ay arkeen baahida loo qabo hirgalinta jaamacad tayo leh oo habka online-ka lagu dhigto waxaana Qorshaha aasaasitaanka la soo bilaabay 2023 waxaana si toos ah loo hirgaliyey 2025