Shuruudda Aqbalitaanka
1- Waa in uu Haysto Shahaado dugsi sare oo kasoo baxday goob Rasmi ama wax u dhigma
2. Ardayga ku biiraya kulliyadda luuqadda Carabida Waa in uu Haysto Shahaado Diblooma Carabi ah oo kasoo baxday goob Rasmi ah ama Wax u dhigma
3.Kashfu Darajaatka Shahaadada Sanadkii ugu danbeeyey Waa inuu haysto
.4.Sawir kur ah oo 4+6 ah
5. Shan dolar oo is diwaangalin ah
6. Waa inuu Saxeexo warqadda ballan Qaadka Taasi oo loosoo dirayo marka Lasoo aqbalo